HomeCaalamkaSicir bararkii ugu ba'naa oo laga soo sheegayo dalka Turkiga

Sicir bararkii ugu ba’naa oo laga soo sheegayo dalka Turkiga

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Xaddiga sicir-bararka sanadlaha ah ee Turkiga ayaa kor u kacay in ka badan boqolkiiba 36, waana sare u kacii ugu sarreeyay muddo 20 sano ah.

Qiimaha gawaarida lagu raaco ayaa kor u kacay in ka badan kala bar, iyadoo qiimaha cuntada iyo waxyaabaha daruuriga ahna uu sare u kacay in ka badan boqolkiiba 40.

- Advertisement -

Sanadkii la soo dhaafay qiimaha lacagta Turkiga ee Lira ayaa ku dhowaad kala bar hoos u dhacay.

Waxay sanakdii hore boqolkiiba 44% ka hoos martay doollarka Mareykanka, haddana maanta ayay 5% hoos u sii dhacday.

Hoos u dhaca lira hayaa qiimaha waxyaabaha la soo dhoofiyo qaali ka dhigay.

- Advertisement -

Madaxweyne Erdogan ayaa heerka dulsaarka ku tilmaamay inay tahay “hooyada iyo aabbaha xumaanta”.

Khudbad  jeediyay ayaa wuxuu ku sheegay in Turkiga uu wajahayo isbeddel dhaqaale.

Latest stories