HomeCaalamkaMaxay tahay sababta uu isku casilay Ra’iisul Wasaarihii Sudan Abdalla Hamdok?

Maxay tahay sababta uu isku casilay Ra’iisul Wasaarihii Sudan Abdalla Hamdok?

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ra’iisul wasaaraha Sudan Abdalla Hamdok ayaa ku dhawaaqay inuu xilka iska casilayo xilli ay socdaan dibadbaxyo ballaadhan oo looga soo horjeedo xukunka milateriga. Milateriga ayaa afgambi billaabay bishii Oktoobar waxayna Mr Hamdok sameeyeen xilligaas xabsi guri, laakiin dib ayaa loogu soo celiyay xukunka bishi xigtaya ka dib markii uu saxiixay heshiis cusub oo ku dhisan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha Sudan Abdalla Hamdok ayaa ku dhawaaqay inuu xilka iska casilayo xilli ay socdaan dibadbaxyo ballaadhan oo looga soo horjeedo xukunka milateriga.

Milateriga ayaa afgambi billaabay bishii Oktoobar waxayna Mr Hamdok sameeyeen xilligaas xabsi guri, laakiin dib ayaa loogu soo celiyay xukunka bishi xigtaya ka dib markii uu saxiixay heshiis cusub oo ku dhisan awood qeybsi ah.

- Advertisement -

Mudaaharaadayaashu diiddana sida xaal u socdo ayaa muddooyinkii u danbeeyey sii waday i ay waddooyinka gaaf wraeegaan xilli ay dalbanayaan hoggaan siyaasadeed oo rayid ah.

Khudbad uu ka jeediyay taleefishinka, ayuu Mr Hamdok ku sheegay in loo baahan yahay heshiis cusub oo Sudan ay ugu gudubto xaalad dimuqraadiyad.

“Waxaan go’aansaday in aan dib u celiyo mas’uuliyadda, oo aan ku dhawaaqo in aan iska casilayo xilka ra’iisul wasaaraha, oo aan fursad siiyo nin ama haweeney kale oo dalkan sharafta leh … ka caawiaya sidii uu uga gudbi lahaa inta ka hadhsan xilliga ku meel gaadhka ah si uu u noqdo waddan rayid ah oo dimuqraadi ah.” ayuu yidhi.

- Advertisement -

Ciidamada ammaanka ayaa dilay laba qof Axadii intii ay socdeen mudaaharaadyo looga soo horjeedo xukunka militariga, sida laga soo xigtay guddiga Dhakhaatiirta dhexe ee Suudaan ee taageera dimuqraadiyadda.

Laamaha ammaanka ayaan ka hadlin dhimashadaas.

Ugu yaraan 56 qof ayaa lagu dilay mudaaharaadyadaas tan iyo afgambigii dhacay 25kii Oktoobar 2021, sida ay guddidani baahiyeen

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts