HomeWararRa'iisul Wasaare Rooble oo Caawa kulan la qaatay Axmed Madoobe iyo Saciid...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Caawa kulan la qaatay Axmed Madoobe iyo Saciid Deni

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Caawa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxweyneyaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland. Kulanka Ra’iisul Wasaare Rooble, Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo Saciid Cabdullaahi Deni ayaa looga wada hadlay  qabanqaabada shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dardargelinta doorashooyinka dalka oo ka furmaya Muqdisho. Warar la helayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Caawa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxweyneyaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland.

Kulanka Ra’iisul Wasaare Rooble, Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo Saciid Cabdullaahi Deni ayaa looga wada hadlay  qabanqaabada shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dardargelinta doorashooyinka dalka oo ka furmaya Muqdisho.

- Advertisement -

Warar la helayo ayaa sheegay in Madaxda sidoo kale ka arrinsadeen khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble.

Muqdisho ayaa waxaa ku sugan Madaxweyneyaasha maamulada Jubbaland, Puntland, Hirshabeelle iyo Galmudug, kuwaasi oo ka qeyb galaya Shirka uu iclaamiyey Rooble, halka weli uu maqan yahay Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa Caawa shaaciyay in Shirka Golaha Wadatashiga Qaran uu maalmaha soo socda ka furmi doono Muqdisho, iyadoo looga hadli doono sixida iyo dhammeystirka doorashada dalka…

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts