HomeWararShariif Sheikh Axmed “Farmaajo wuxuu Carqaladeyn ku hayaa Arrimaha doorashooyinka”

Shariif Sheikh Axmed “Farmaajo wuxuu Carqaladeyn ku hayaa Arrimaha doorashooyinka”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna musharax maadxweyne  Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay khilaafka xooggan eek a dhexeeya farmaajo iyo Rooble, iyo arrimaha taagan ee la isku khilaafsan yahay. Shariif waxaa uu sheegay in uu aad uga xun yahay tallaabadii uu qaaday farmaajo eek u aaddaneed shaqo ka joojintii Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna musharax maadxweyne  Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay khilaafka xooggan eek a dhexeeya farmaajo iyo Rooble, iyo arrimaha taagan ee la isku khilaafsan yahay.

Shariif waxaa uu sheegay in uu aad uga xun yahay tallaabadii uu qaaday farmaajo eek u aaddaneed shaqo ka joojintii Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xsueen Rooble, taasi oo uu ku tilmaamay sharci darro uu ku dhaqaaqay maadxweynaha mudda xileedkiisu dhammaaday.

- Advertisement -

Sidoo waxaa uu farriin u diray Ciidanka Xoogga dalka, waxaana uu nasiib darro weyn ku tilmaamay in Ciidanka loo siticmaalo dano gaar ah, aysana ku milmin arrimaha siyaasadda dalka,gaar ahaan dhinacyada is diidan.

Madaxweynaha mudda Xiledkiisu dhammaaday ayuu sidoo kale ugu baaqay in uu Ra’iisul wasaaraha kaga leexdo arrimaah doorashooyinka dal, maaddaama uu horay ugu wareejiyay arrimaha doorashooyinka, iyadoo uu intaa ku daray in Farmaajo uu carqalad ku hayo horay u socodka doorashooyinka dalka.

Ugu dambeyntii wuxuu Baaq u diray beesha caalamka,isagoo ugu baaqay in ay Ra’iisul Wasaaraha ku garabsiiyaan in dalka ay doorasho ka dhacdo.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts