HomeWararMaxay yihiin Wararka is burinaya ee kasoo baxaya guddiga doorashada heer federal?

Maxay yihiin Wararka is burinaya ee kasoo baxaya guddiga doorashada heer federal?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warbaahinta dowladda ayaa baahisay in guddiga doorashada heer federal uusan gacan ku heynin boggagii rasmiga ay ku lahaayeen baraha bulshada, sida uu baahiyay Radio Muqdisho. “Sidaa darteed inta dib loogu soo celinayo guddiga wixii lasoo galiyo ma aha wax guddiga kasoo baxay.” Waxay u muuqataa in uu khilaaf ka dhex taagan yahay guddiga doorashada dhexdiisa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbaahinta dowladda ayaa baahisay in guddiga doorashada heer federal uusan gacan ku heynin boggagii rasmiga ay ku lahaayeen baraha bulshada, sida uu baahiyay Radio Muqdisho.

“Sidaa darteed inta dib loogu soo celinayo guddiga wixii lasoo galiyo ma aha wax guddiga kasoo baxay.”

- Advertisement -

Waxay u muuqataa in uu khilaaf ka dhex taagan yahay guddiga doorashada dhexdiisa kadib markii dhawaan xubno ka tirsan guddiga ay ku dhawaaqeen in xilkii laga qaaday guddoomiyaha guddiga heer federal halka guddiga doorashooyinka heer federal uu xaqiijiyay in wax xil ka qaadis ah aan lagu sameyn guddoomiyaha iyo ku xigeenkiisa isla markaana si rasmi ah ay howshooda u wataan.

Sidoo kale war qoraal ah oo kasoo baxay bogga rasmiga ah ee guddiga doorashada heer federal ayaa loogu baaqay siyaasiyiinta inay ka fogadaan waxyaabaha kala qeybin kara guddiga isla markaana doorashada la dadajiyo.

 

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts