HomeWararKuraas ka tirsan Golaha shacabka oo lagu dooranayo Magaalada Kismaayo

Kuraas ka tirsan Golaha shacabka oo lagu dooranayo Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Ksimaayo ee xarunta ku meel gaarka u ah Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa manta lagu dooran doonaa 6 kursi oo ka mid ah kuraasta Golahas shacabka ee Dowlad Goboleedkaasi ku metali doona baarlamaanka 11aad. Guddiga doorashada ayaa horay u shaaciyay in ay qabanayaan doorashada kuraastaas, waxaana la filayaa in manta lagu soo gaba-gabeeyo Kismaayo. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Ksimaayo ee xarunta ku meel gaarka u ah Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa manta lagu dooran doonaa 6 kursi oo ka mid ah kuraasta Golahas shacabka ee Dowlad Goboleedkaasi ku metali doona baarlamaanka 11aad.

Guddiga doorashada ayaa horay u shaaciyay in ay qabanayaan doorashada kuraastaas, waxaana la filayaa in manta lagu soo gaba-gabeeyo Kismaayo.

- Advertisement -

Lixda kursi ayaa waxaa ku tartami doona musharixin dhowr ah, waxaana kuraasta qaar la saadaalinayaa in ay dib ugu soo laabtaan xubnihii horay ugu fadhiyay.

Kuraaasta lagu tartamayo maanta waxaa qaar ka mid ah horay ugu fadhiyay Xildhibaanada kala ah Xildhibaan Xasan Yare, Xildhibaan Caana Nuug, Xildhibaan Sahro Qorsheel Iyo Xildhibaan Maryan Aweys.

Waxaana tirsiyada kuraasta maanta lagu tartamayo ay kala yihiin.

- Advertisement -

1-HOP 203 Waxaa ku tartami doona

Hamse Cabdi Barre.

Axmed Maxamed Maxamuud.

2-HOP 108 waxaa ku tartamaya

Maxamed Cali Cumar

Ibraahim Cabdulle Ibraahim

3-HOP-113 waxaa ku tartamaya

Saynab Cali Muganga

Maryan Aweys Jaamac

4-HOP-134 waxaa ku tartamaya

Sahra Jaamac Cali

Fartuun Axmed Yuusuf

5-HOP-082 waxaa ku tartamaya

Siyaad Aadan Iidle

Cabdirashiid Jire Qalinle

6-HOP-217 waxaa ku tartamaya

Xasan Cabdi Ismaaciil

Maxamed Farax Muxumed

Waxaana Guddigu ay shaaciyeen in goordhaw ay bilaaban doontodoorashada kursiga HOP 203 oo ay ku tartamayaan oo ay ku tartami doonaan Hamse Cabdi Barre iyo Axmed Maxamed Maxamuud.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts