HomeWararVilla Somalia oo ka jawaabtay eedeymihii "Afgembi" ee loo jeediyay

Villa Somalia oo ka jawaabtay eedeymihii “Afgembi” ee loo jeediyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka jawaabatay eedaymihii uu u jeediyay Ra”iisul wasaare Rooble oo ahaa inuu madaxweynahu isku dayay af-gambi ka dhan ah xukuumadda. Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta,ee madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi,ayaa ku eedeyay Ra”iisul wasaaraha inuu ku fashilmay doorashadii loo igmaday uuna qaatay go’aanno u gaar ah . “Warkaas ma aha, war sal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka jawaabatay eedaymihii uu u jeediyay Ra”iisul wasaare Rooble oo ahaa inuu madaxweynahu isku dayay af-gambi ka dhan ah xukuumadda.

Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta,ee madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi,ayaa ku eedeyay Ra”iisul wasaaraha inuu ku fashilmay doorashadii loo igmaday uuna qaatay go’aanno u gaar ah .

- Advertisement -

“Warkaas ma aha, war sal iyo raad leh, waa la yaqaanaa macnaha uu leeyahay ereyga afgembi.. Ra’iisul Wasaaraha waxaa loo diray doorasho muddo 14 bilood ah ayuu arrintaa waday, waana ku guuldareystay” ayuu yiri Cabdirashiid.

Waraqad xalay ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa lagu sheegay inuu Ra’isal wasaaraha uu soo galay tuhun musuqmaasuq iyo ku takrifal dhul dan guud ah.

“Awooddiisii waa la hakiyay, shaqo ka joojin baa lagu sameeyay, markaa afgembi taasi ma aha” ayuu yiri agaasimaha madaxtooyada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts