HomeWararDiiwaan-gelinta Musharaxiinta kuraas ka tirsan Golaha Shacabka oo Maanta bilaabaneysa

Diiwaan-gelinta Musharaxiinta kuraas ka tirsan Golaha Shacabka oo Maanta bilaabaneysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa Maanta bilaabaya diiwaan-gelinta Musharaxiinta kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Soomaaliya. Guddiga doorashada Jubbalad ayaa Musharaxiinta u tartamaya lix kursi oo ay horey u shaaciyeen ka dalbaday inay Xarunta Guddiga ee Magaalada Kismaayo tagaan, si loo diiwaan-geliyo, isla markaana la siiyo shahaadada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa Maanta bilaabaya diiwaan-gelinta Musharaxiinta kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Soomaaliya.

Guddiga doorashada Jubbalad ayaa Musharaxiinta u tartamaya lix kursi oo ay horey u shaaciyeen ka dalbaday inay Xarunta Guddiga ee Magaalada Kismaayo tagaan, si loo diiwaan-geliyo, isla markaana la siiyo shahaadada Musharaxtinimada Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Guddiga doorashada ayaa labadii maalmood ee ugu dambeeysay waday soona gaba gabeeyey diiwaan-galinta iyo tababarida Guddiyada xulista ergooyinka, sidoo kale waxa ay diiwaan galiyeen dhammaan ergooyinka ka codeenaya 6-da kursi.

Doorashada Lixda kursi ee tirsigoodu kala yihiin HOP082, HOP108, HOP113, HOP134, HOP203 iyo HOP217 ayaa lagu wadaa in maalinta talaadada soo socota ay ka dhacdo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Doorashada Golaha Shacabka ayaa horey uga bilaabatay Muqdisho, Galmudug iyo Koonfur Galbeed, iyadoona la doortay in ka badan 20 Xildhibaan oo kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts