HomeCaalamkaShirka Wasiirada Arrimaha Dibedda ee dalalka Islaamka oo ka furmay Islamabad

Shirka Wasiirada Arrimaha Dibedda ee dalalka Islaamka oo ka furmay Islamabad

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ra’isul-wasaaraha dalka Pakistan,  Imran Khan ayaa waxa uu Maanta furay Shirkii 17-aad ee Wasiirada Arrimaha Dibedda ee dalalka ku bahoobay Ururka islaamka ee OIC (The 17th extraordinary session of the Organisation of Islamic Cooperation’s (OIC). Shirkaasi waxa uu ka furmay Dhismaha Xarunta Barlamaanka dalka Pakistan ee ku yaalla Islamabad (The Parliament House in Islamabad). 57 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’isul-wasaaraha dalka Pakistan,  Imran Khan ayaa waxa uu Maanta furay Shirkii 17-aad ee Wasiirada Arrimaha Dibedda ee dalalka ku bahoobay Ururka islaamka ee OIC (The 17th extraordinary session of the Organisation of Islamic Cooperation’s (OIC).

Shirkaasi waxa uu ka furmay Dhismaha Xarunta Barlamaanka dalka Pakistan ee ku yaalla Islamabad (The Parliament House in Islamabad).

- Advertisement -

57 Wasiir Arrimo Dibadeedyo ka socda dalalka Islaamka iyo Ergooyin Marti Sharaf ah oo ka kala socday QM,  Midowga Europe (EU), Maraykanka,  Shiinaha iyo Raashiya ayaa ka qeyb galayo Shirkaasi, oo looga hadli doono sidii loo taageeri lahaa dadka Reer Afganistan.

Waa Shirkii u horeeyey ee noocaasi ah oo ay Pakistan marti-gelinayso muddo haatan laga joogo 41-sano, sida uu RW Imran Khan ka sheegay Furitaanka Shirka Maanta furmay.

Dhinaca kale, RW Khan waxa uu xusay in Ururka Islaamka waajib Diini ah ku tahay sidii loo caawin lahaa dadka Reer Afganistan oo ku tirsan 75% Taageerada Beesha Caalamka.

- Advertisement -

Shirkaasi oo ay Dowladda Sacuudiga soo qabanqaabisay waxaa kaloo goobjoog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Afganistan, Amir Khan Muttaqi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts