HomeCaalamkaIsraa'iil oo ku hanjabtay in ay bur-burin doonto barnaamijka Nukliyeerka Iraan

Israa’iil oo ku hanjabtay in ay bur-burin doonto barnaamijka Nukliyeerka Iraan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Iyadoo Israa’iil ay ku hanjabtay inay burburin doonto barnaamijka Nukliyeerka ee Iraan haddii loo baahdo, isla markaana ay qaadayso tillaabo milatari, haddana qaar ka mid ah saraakiisha gaashaandhigga ayaa sheegay in Israa’iil aysan awood u yeellan doonin arrintaasi marka hadda la eego sida xaal yahay. Warbixin lagu daabacay wargeyska New York Times, ayuu wasiirka gaashaandhigga […]

- Advertisement -

Iyadoo Israa’iil ay ku hanjabtay inay burburin doonto barnaamijka Nukliyeerka ee Iraan haddii loo baahdo, isla markaana ay qaadayso tillaabo milatari, haddana qaar ka mid ah saraakiisha gaashaandhigga ayaa sheegay in Israa’iil aysan awood u yeellan doonin arrintaasi marka hadda la eego sida xaal yahay.

Warbixin lagu daabacay wargeyska New York Times, ayuu wasiirka gaashaandhigga Israa’iil Bani Gantz ku amray ciidamada Israa’iil inay u diyaar garoobaan hab milatari oo ay ku wajahaan dhaq-dhaqaaqyada Nukliyeerka ee Iraan, iyadoo dadaallo dublamaasiyadeed la sameeyay si loo xakameeyo barnaamijka Nukliyeerka ee Iran.

- Advertisement -

Mr Gantz ayaa uga digay caalamka in hadii heshiiska cusub ee Nukliyeerka uusan ahayn xadidaad ku filan Iraan ay Israa’iil la wareegi doonto.

Balse Wargeyska The New York Times ,oo soo xiganaya saraakiil badan oo hadda ka tirsan milatariga Israa’iil iyo kuwo hore uga tirsanaa iyo waliba khubaro sarsare ayaa sheegay in waddanku aanu lahayn awood uu ku fuliyo weerar burburin kara ama xataa dib u dhigaya barnaamijka Nukliyeerka ee Iran.

 

Latest stories