HomeWararRa'iisul Wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Madaxweynaha Jabuuti

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Madaxweynaha Jabuuti

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa Maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Kulanka dhexmaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda iyo Madaxweyne Geelle ayaa waxaa ay uga hadleen inta uu socday xoojinta xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya  labada dal ee walaalaha ah, kuna saleysan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa Maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Kulanka dhexmaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda iyo Madaxweyne Geelle ayaa waxaa ay uga hadleen inta uu socday xoojinta xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya  labada dal ee walaalaha ah, kuna saleysan dhinacyo kala duwan.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelleuga mahad celiyay kaalintiisa nabadeynta iyo dowlad dhiska  Soomaaliya, isagoona uga mahadceliyey soo dhaweynta uu u sameeyay.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Djibouti ee caasimadda Djibouti ayaa Maanta halkaas ku soo xiri doona Madasha Aragti Wadaagga Heritage oo labadii maalin ee lasoo dhaafay socday.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts