HomeWararGuddiga Khilaafaadka oo Go’aan ka gaaray kursiga uu kusoo baxay Yaasin Fareey

Guddiga Khilaafaadka oo Go’aan ka gaaray kursiga uu kusoo baxay Yaasin Fareey

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada ayaa Go’aan ka gaaray dacwadii laga soo gudbiyey kursiga tirsigiisa ahaa HOP67 oo kusoo baxay Taliyaha KMG ah ee hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Yaasiin Fareey. Qoraal kasoo baxay Guddiga Xallinta Khilaafaadka ayaa waxaa lagu sheegay in habraacii loo maray xulista Ergada kursiga tirsigiisu yahay HOP67 uu ahaa mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada ayaa Go’aan ka gaaray dacwadii laga soo gudbiyey kursiga tirsigiisa ahaa HOP67 oo kusoo baxay Taliyaha KMG ah ee hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Yaasiin Fareey.

Qoraal kasoo baxay Guddiga Xallinta Khilaafaadka ayaa waxaa lagu sheegay in habraacii loo maray xulista Ergada kursiga tirsigiisu yahay HOP67 uu ahaa mid sax ah, isla markaana ay hubiyeen in Odayaasha dhaqanka saxda ah ee diiwaan-gashan.

- Advertisement -

Guddiga Khilaafaadka ayaa caddeeyay inuu waayay wax caddeymo ah oo muujinaya in Nabadoon Cali Xasan Cali laga hor istaagay safarkii uu ku tegi lahaa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug marka laga reebo sheegashadiisa.

Sidoo kale Guddiga ayaa tilmaamay inay hubiyeen Aqoonsiga Odayaasha dhaqanka ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Galmudug, ayna u caddeeyeen Guddiga inay u soo xuleen ergada kursiga tirsigiisu yahay HOP67, si sax ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts