HomeWararMadaxweynihii ugu Horreeyay ee Afrikaan ah oo Covid19 laga helay

Madaxweynihii ugu Horreeyay ee Afrikaan ah oo Covid19 laga helay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xafiiska madaxweynaha Koonfur Afrika, ayaa sheegay in Madaxweyne Cyril Ramaphosa, laga daweynayo cudurka Covid-19 oo ku dhacay. War bixin xafiiskiisu soo saaray ayaa lagu sheegay in astaamaha cudurka ee ka muuqda madaxweynaha oo haatan 69 jir ahi ay yihiin kuwo khafiif ah oo uu haatan keligii meel u gaar ah ku sugan yahay magaalada Cape […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xafiiska madaxweynaha Koonfur Afrika, ayaa sheegay in Madaxweyne Cyril Ramaphosa, laga daweynayo cudurka Covid-19 oo ku dhacay.

War bixin xafiiskiisu soo saaray ayaa lagu sheegay in astaamaha cudurka ee ka muuqda madaxweynaha oo haatan 69 jir ahi ay yihiin kuwo khafiif ah oo uu haatan keligii meel u gaar ah ku sugan yahay magaalada Cape Town.

- Advertisement -

Koonfur Afrika waxa haatan ku sii kordhayey tirada dadka uu cudurku ku dhacayo tan iyo intii dalkaas laga helay firka cusub ee fayraksa korona ee Omicorn la yidhaa bishii Noofember.

In kasta oo Omicron sida loo kala qaadaa ka badan tahay noocyadii ka horeyey sida Delta, hadana suurto galnimada qofku ugu dhiman karo noocan cusubi way yar tahay, sida lagu ogaaday daraasad la sameeyey.

Wuxuu noqonayaa madaxweynihii u dambeeyey ee dhawr hogaamiye oo ka mid ah kuwa dunida ee uu ku dhaco Covid-19, waxaana ka mid ah hogaamiyeyaashaas uu ku dhacay cudurku ra’isal wasaaraha Ingiriiska, Boris Johnson, Donald Trump oo uu ku dhacay markii uu madaxweynaha ahaa, madaxweynaha Brazil Jair Bolsonaro, Emmanuel Macron-ka Faransiiska, madaxweynaha Czech MiloÅ¡ Zeman iyo madaxweynihii hore ee Bolivia Jeannine Añez.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts