HomeWararWafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galaya Shir ka furmay...

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galaya Shir ka furmay Masar

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa Magaalada Sharma Al sheekh ee dalka Masar maanta ka furmay shir heer sare ah oo looga hadlayay la dagaalanka Musuq-maasuqa kaasi oo ay ka qeybgalayaan dowladdaha qeybta ka ah heshiiska Caalamiga ah ee la dagaalanka Musuq-maasuqa. Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa shirka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Magaalada Sharma Al sheekh ee dalka Masar maanta ka furmay shir heer sare ah oo looga hadlayay la dagaalanka Musuq-maasuqa kaasi oo ay ka qeybgalayaan dowladdaha qeybta ka ah heshiiska Caalamiga ah ee la dagaalanka Musuq-maasuqa.

Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa shirka ka qeybgalaya oo ay ku matalayaan Soomaaliya.

- Advertisement -

Guddoomiye Maxamed Xuseen Xaamud ayaa inta uu socdo Shirka ka jeedin doona khudbad uu uga hadlayo Arrimaha la dagaalanka Musuq-maasuqa iyo horumarada dowladda Soomaaliya ka gaartay la-dagaalanka Musuqa.

Maalmo kahor ayaa waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtay Shir looga hadlaayay la dagaallanka musuq maasuqa oo ka qeyb galeen Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka, Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee La-dagaalanka Musuqmaasuqa Soomaaliya, xubno ka socday hay’addaha dowladda iyo ururadda bulshada raiyidka.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay musuq maasuqu uu ka mid yahay aafooyinka saameynta xun iyo mahadhooyinka ku yeesho kalsoonida iyo aaminaada dadweynaha ee ay ku qabaan xoojinta dowladnimada iyo horumarinta dhaqaalaha dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts