HomeWararQM oo loo bandhigay Caqabado ku gedaaman Hannaanka doorashooyinka dalka

QM oo loo bandhigay Caqabado ku gedaaman Hannaanka doorashooyinka dalka

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Guddoonka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF)& xubno kamid ah GHDHF, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabishan Soomaaliya, James Swan.

Kulankan oo ka dhacay xarunta Guddiga FEIT ee magaalada Muqdisho, ayaa waxaa looga hadlay qodobbo dhowr ah oo ku qotoma dardargelinta hawlaha doorashooyinka 2021 oo ay ka mid ahaayeen:

- Advertisement -
  • Horumarka illaa hadda lagu tillaabsaday
  • Caqabadaha ku gedaaman geeddi-socodka doorashooyinka
  • Waxyaabihii ka khaldamay hannaanka doorashooyinka iyo sida loo sixi karo; iyo
  • Baahida loo qabo in Dowlad-Goboleedyada harsan ay deg-deg u billaabaan qabashada doorashooyinka Golaha Shacabka.

Dhammaan qodobadii kulanka la iskula soo qaaday ayaa si cad la isugu afgartay, waxaana hoosta laga xarriiqay muhiimadda ay dalka u leedahay hirgelinta doorasho hufan oo daahfuran  oo xilli cayiman ku qabsoonta.

Latest stories