HomeCaalamkaHogaamiyihii hore ee Myanmar oo lagu xukumay Afar sano oo xarig ah

Hogaamiyihii hore ee Myanmar oo lagu xukumay Afar sano oo xarig ah

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Hogaamiyihii hore ee Myanmar Aung San Suu Kyi ayaa lagu xukumay afar sano oo xarig ah, waana markii ugu horeysay ee xukun noocan oo kale ah lagu rido. Waxaa lagu helay dambi ah eedeymo kicin mucaarad iyo jebinta xeerarka Covid-19 ee hoos yimaada sharciga masiibooyinka dabiiciga ah. Ms Suu Kyi ayaa wajaheysa 11 dacwadood oo […]

- Advertisement -

Hogaamiyihii hore ee Myanmar Aung San Suu Kyi ayaa lagu xukumay afar sano oo xarig ah, waana markii ugu horeysay ee xukun noocan oo kale ah lagu rido.

Waxaa lagu helay dambi ah eedeymo kicin mucaarad iyo jebinta xeerarka Covid-19 ee hoos yimaada sharciga masiibooyinka dabiiciga ah.

- Advertisement -

Ms Suu Kyi ayaa wajaheysa 11 dacwadood oo ka dhan ah, kuwaas oo dhamaantood ay diiday.

Waxay ku jirtay xabsi guri tan iyo bishii Febraayo markaas oo millateriga ay afgambi ku sameeyeen, oo ay ku afgambiyeen dawladdii rayidka ahayd ee ay doorteen, isla markaana ay xidh-xidheen hoggaamiyeyaal badan.

Ma cadda goorta ama xilliga rasmiga ah ee Ms Suu Kyi xabsiga la dhigi doono.

Latest stories