HomeCaalamkaMadaxweynaha Faransiiska oo kulamo la qaatay Dhaxal sugaha Sacuudiga

Madaxweynaha Faransiiska oo kulamo la qaatay Dhaxal sugaha Sacuudiga

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa kulamo kula qaatay dalka Sacuudiga dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed bin Salman. Waa kulankii ugu horeeyay oo uu Maxamed bin Salman la yeesho mid ka mid hogaamiyayaasha waawayn ee reer-galbeedka tan wixii ka dambeeyay dilkii saxafigii Jamal Khashoggi. Mar uu Mr Macron ka jawaabayay cambaareyn ay u soo jeediyeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa kulamo kula qaatay dalka Sacuudiga dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed bin Salman.

Waa kulankii ugu horeeyay oo uu Maxamed bin Salman la yeesho mid ka mid hogaamiyayaasha waawayn ee reer-galbeedka tan wixii ka dambeeyay dilkii saxafigii Jamal Khashoggi.

- Advertisement -

Mar uu Mr Macron ka jawaabayay cambaareyn ay u soo jeediyeen hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa waxaa uu sheegay in booqashadiisa aysan ka dhignayn in uu hilmaamay dilkii Khashoggi saddex sano ka hor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts