HomeCaalamkaMadaxweynaha Turkiga oo Booqasho ku tegaya Qatar iyo xogta socdaalkiisa

Madaxweynaha Turkiga oo Booqasho ku tegaya Qatar iyo xogta socdaalkiisa

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Ilo Warbaahin ayaa sheegay inuu Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan uu booqasho rasmi ah ku tegi doono Caasimada dalka Qatar ee Doha bishan December 6-da ilaa 7-da. Waxa uu Kulan Khaas ah la yeelan doonaa Amiirka dalkaasi,  Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-Thaani, iyagoo ka wada arrinsan doona Xiriirka Labadooda Waddan, Arrimaha Mandiqada, Xaalladda Ammaanka ee […]

- Advertisement -

Ilo Warbaahin ayaa sheegay inuu Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan uu booqasho rasmi ah ku tegi doono Caasimada dalka Qatar ee Doha bishan December 6-da ilaa 7-da.

Waxa uu Kulan Khaas ah la yeelan doonaa Amiirka dalkaasi,  Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-Thaani, iyagoo ka wada arrinsan doona Xiriirka Labadooda Waddan, Arrimaha Mandiqada, Xaalladda Ammaanka ee dalka Afganistan iyo Danaha Guud ee Iskaashiga Turkiga urkiga iyo Qatar ee dhinacyada Iskaashiga, Dhaqaalaha iyo Ammaanka.

- Advertisement -

Labada Hoggaamiye ayaa waxaa la filayaa inay isla eegaan Qorshaha ay Ciiddanka Turkiga qeyb kaga noqon doonaan sugida Ammaanka ee Garoomada Ciyaaraha ee lagu qaban doono Tartanka K/Cagta ee Koobka Adduunka oo ay Qatar marti-gelinayso Bartamaha sanadka soo socda ee 2022-ka.

Dhinaca kale,  Madaxweyne Erdogan ayaa waxa u qorsheysan inuu booqdo dalka Imaaraadka Carabta bisha Feberaayo ee sanadka soo socda, si loo sii ambaqaado Xiriirka soo hagaagayo ee Labada dal.

Dowladda Imaaraadka ayaa waxaa waxay isbuucii hore ku dhawaaqday Maalgashiga Cusub ee ay Turkiga la saxiixdeen.

- Advertisement -

W/Q: Ustaad Nuuradiin

Latest stories