HomeCaalamkaDooni Xuutiyiinta Hub iyo walxaha qarxa u sidday oo la bur-buriyay

Dooni Xuutiyiinta Hub iyo walxaha qarxa u sidday oo la bur-buriyay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Telefeshinka Dowladda Sacuudiga ayaa sheegay in  Ciidamada Isbaheysiga ay burburiyeen dooni  xuutiyiinta Hub iyo walxaha qarxa u sidday, kadib weerar ka dhacay koonfurta badda cas. Dhawr jeer oo Kooxda Xuutiyiinta ay Gantaalada ballistic-ga iyo Diyaaradaha aan duuliyaha laheen ay ku waxyeleyeen qeybo kamid ah Sucuudiga, ayaay Ciidamada isbahaysigu go’aansadeen in ay kordhiyaan weerarada ka dhanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Telefeshinka Dowladda Sacuudiga ayaa sheegay in  Ciidamada Isbaheysiga ay burburiyeen dooni  xuutiyiinta Hub iyo walxaha qarxa u sidday, kadib weerar ka dhacay koonfurta badda cas.

Dhawr jeer oo Kooxda Xuutiyiinta ay Gantaalada ballistic-ga iyo Diyaaradaha aan duuliyaha laheen ay ku waxyeleyeen qeybo kamid ah Sucuudiga, ayaay Ciidamada isbahaysigu go’aansadeen in ay kordhiyaan weerarada ka dhanka ah dagalamayaasha Xuutiyiinta, si awoodooda loo wiiqo.

- Advertisement -

Dhanka kale, warbaahinta Xuutiyiinta ayaa sheegtay in todobaadkan weerarro ay ka geeysteen Garoonka caalamiga ah ee Sanca, iyaga oo adeegsanaayo Diyaaradaha aan duuliyaha laheen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts