HomeWararRW Rooble oo Wasiir ku xigeen Cusub u Magacaabay Wasaaradda Xannaanada Xoolaha,...

RW Rooble oo Wasiir ku xigeen Cusub u Magacaabay Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa u magacaabay Wasiir ku xigeen cusub. Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu  Jamaal Xasan Ismaaciil ugu magacaabay Wasiir ku-xigeenka  Wasaaradda  Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee XFS, isagoo u rajeeyay in uu mas’uuliyaddan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa u magacaabay Wasiir ku xigeen cusub.

Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu  Jamaal Xasan Ismaaciil ugu magacaabay Wasiir ku-xigeenka  Wasaaradda  Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee XFS, isagoo u rajeeyay in uu mas’uuliyaddan Eebbe la garab galo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts