HomeWararShirka Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Waxbarshada oo Maanta furmay

Shirka Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Waxbarshada oo Maanta furmay

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaliya Mudane Inj Cabdulaahi Abuukar Xaaji (Cabdulaahi Carab), ayaa magaaladda Kismaayo Xarunta KMG ee dowlad Goboleedka Jubbaland ka furay shirka dib-u-eegista Arrimaha Waxbarashadda.

Shirka furmay Magaalada Kismaayo ayaa waxaa looga hadlayaa horumarinta Waxbarashadda gaar ahaan dhismaha laba-gudi oo muhuim u ah waxbarashada, kuwaasi kala  ah Guddiga Qaran ee Imtixaanaadka  iyo Gudiga Qaran ee maareynta iyo hormarinta manhajka Waxbarashadda.

Shirkaan ayaa daba socda shir ay dhawaan ku yeesheen wasaaradda waxbarashada Federaalka iyo Wasaaradaha waxbarashada ee Dowlad Goboleedyadda dalka kaasi oo ka dhacay Magaaladda Goroowe ee Caasimada Puntland, 12 Luulyo ee Sanadkaan 2021, shirkaas oo ay ka soo baxeen go’aamo muhiim ah.

Shirkaan ayaa wejigiisa Sedexaad waxaa marti-galin doona Dowlad Goboleedka Gamudug, waxaana looga hadli-doona masiirka adeega waxbarasho ee loo haayo shacabka soomaaliyeed.

Wasiirada Waxbarashadda dowlad Goboleedyada, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarshadda Dowladda Federaalka ee Soomaliya iyo Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Waxbarshadda Dowlad-Goboleedyada ayaa ka qeyb galay Shirkaas.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories