HomeWararMidowga Musharixiinta “Doorashooyinka dalka waxaa ay isku beddaleen boob qaawan”

Midowga Musharixiinta “Doorashooyinka dalka waxaa ay isku beddaleen boob qaawan”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kadib kulan Muqdisho ay ku yeeshen Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga musharixiinta ayaa waxaa xubnmaha midowga musharixiintu ay Rooble ka dalbadeen in uu inuu joojiyo boob ay sheegeen inuu ka jiro kuraasta Golaha Shacabka. Midowga Musharaxiinta ayaa ka dalbaday Ra’iisul Wasaare Rooble inuu joojiyo doorashada Golaha Shacabka oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib kulan Muqdisho ay ku yeeshen Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga musharixiinta ayaa waxaa xubnmaha midowga musharixiintu ay Rooble ka dalbadeen in uu inuu joojiyo boob ay sheegeen inuu ka jiro kuraasta Golaha Shacabka.

Midowga Musharaxiinta ayaa ka dalbaday Ra’iisul Wasaare Rooble inuu joojiyo doorashada Golaha Shacabka oo ay ku tilmaameen in hannaanka loo marayo ay tahay mid boob ah, illaa haddana doorashooyinka dhacay aanay aheyn kuwo daah furnaa.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa u sheegay Musharaxiinta inuu la tashanayo oo kulan la yeelanayo Golaha Wadatashiga Qaranka oo ay xubno ka yihiin Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, si qaladaadka jira loogu saxo doorashooyinkana u dhacaan si daah furan.

Golaha Midowga Musharixiinta ayaa shir jaraa’id qabtay kadib Kulan ay maanta isugu yimaadeen Ra’iisul Wasaaraha  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta oo ay uga wada hadleen arimaha doorashooyinka dalka .

Waxaana Midowga Golaha Musharaxiinta ay walaac weyn ka muujiyay daahfurnaan la’aanta ka jirta doorashooyinka dalka ka soconaya iyo sida aaney raali uga noqon karin habka ay  iminka wax u socdaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts