HomeWararAkhriso: Koonfur Galbeed oo magacaawday Guddoomiye Degmo (Wareegto)

Akhriso: Koonfur Galbeed oo magacaawday Guddoomiye Degmo (Wareegto)

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Maxamed Abuukar Cabdi ayaa Guddoomiye cusub u magacaabay degmada Awdheegle. Saalax Cabdiraxmaan Maxamed ayaa loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha cusub ee degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Maxamed Abuukar. Sidoo kale Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo  […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Maxamed Abuukar Cabdi ayaa Guddoomiye cusub u magacaabay degmada Awdheegle.

Saalax Cabdiraxmaan Maxamed ayaa loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha cusub ee degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Maxamed Abuukar.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo  Maaliyadda Awdheegle ayuu Wasiirka Arrimaha gudaha Koonfur Galbeed u magacaabay Fiqi Cabdulle Mayow, waxaana labada mas’uul ee la magacaabay bedelayaan Guddoomiyeyaashii ka horeeyay.

Laamaha amniga degmada iyo kuwa Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa la faray inay la shaqeeyaan mas’uuliyiinta ee la magacaabay ee kala ah Saalax Cabdiraxmaan Maxamed iyo Fiqi Cabdulle Mayow.

Hoos ka Akhriso wareegtada kasoo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha K/Galbeed….

- Advertisement -

Latest stories