HomeWararWafdi ka socday Hay'addo Caalami ah oo gaaray Gedo iyo ujeedka safarkooda

Wafdi ka socday Hay’addo Caalami ah oo gaaray Gedo iyo ujeedka safarkooda

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wefdi ka socda hay’addo Caalami ah, oo u kuur galayey xaaladda abaarta, ayaa gaarey magaalada Dooloow ee gobolka Gedo ee Koonfurta dalka Soomaaliya. Ujeedada safarkooda ayaa lagu sheegaa iney qiimeyn ku sameynayaan, inta ay la’eg tahay dhibaatada abaarta ee ka jirta deegaankaasi oo saameyn xoog leh ku yeelatay dadka iyo duunyada. Gobolka Gedo, ayaa kamid […]

- Advertisement -

Wefdi ka socda hay’addo Caalami ah, oo u kuur galayey xaaladda abaarta, ayaa gaarey magaalada Dooloow ee gobolka Gedo ee Koonfurta dalka Soomaaliya.

Ujeedada safarkooda ayaa lagu sheegaa iney qiimeyn ku sameynayaan, inta ay la’eg tahay dhibaatada abaarta ee ka jirta deegaankaasi oo saameyn xoog leh ku yeelatay dadka iyo duunyada.

- Advertisement -

Gobolka Gedo, ayaa kamid ah goobaha ay sida weyn u saameysay abaarta ka dhalatey roob la’aanta.

Guddoomiyaha degmada Dooloow Maxamed Xuseen Cabdi Lafeey oo la hadlay BBC-da ayaa u sheegay in hey’addahani ay kasoo jawaabeen qeylo dhaan uu maamulku u direy.

Guddoomiye Maxamed Xuseen Cabdi ayaa intaa ku darey in qiimeyn xaalad kadib, ay hay’aduhu balan qaadeen iney lasoo gaaraan dadka iyo duunyada ku nool gobolka Gedo baad iyo biyaba.

- Advertisement -

Hey’addaha ayaa isugu jira kuwo Yurubiyaana, iyo kuwa kale oo ka socdey Qaramada Midoobay, Gobolka Gedo ee Jubbaland ayaa degaano badan oo ka tirsan Gobolkaas waxaa ka jiro abaaro iyo biyo la’aan baahsan, iyada oo noloshada ku adkaatay dadka.

Latest stories