HomeWararRa’iisul Wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Agaasime Goboleedka dalalka Carabta

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Agaasime Goboleedka dalalka Carabta

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul  Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay wafdi uu hoggaaminayo Agaasime Goboleedka dalalka Carabta ee UNFPA Lu’ay Shabaana. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa lagu sheegay in kulanka looga wada hadlay dadaalada dowladda Federaalka ee sameynta tirakoob dadweyne ka hor doorashada 2025. Ra’iisul Wasaaraha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul  Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay wafdi uu hoggaaminayo Agaasime Goboleedka dalalka Carabta ee UNFPA Lu’ay Shabaana.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa lagu sheegay in kulanka looga wada hadlay dadaalada dowladda Federaalka ee sameynta tirakoob dadweyne ka hor doorashada 2025.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay hirgalinta tirkoobka isagoo ku dhiirigaliyay Hay’adda Istaatiistikada Qaranka in ay hormuud u noqoto xaqiijnta hadafkaas muhiimka u ah horumarka qaranka.

Ra’iisul  Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Agaasime Goboleedka dalalka Carabta ee UNFPA Lu’ay Shabaana uga mahadceliyay booqshada uu ku yimid dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts