HomeWararRa’iisul Rooble oo adkeeyay ballanqaadkii ahaa doorasho daah furan

Ra’iisul Rooble oo adkeeyay ballanqaadkii ahaa doorasho daah furan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo socdaal ku jooga magaalada Dhuusamareen ee xaruunta mamaulka Galmudug ayaa halkaa kulan kula qaatay Guddiga Doorashooyinka Galmudug wuxuuna kala hadlay arrimo la xiriira doorashooyinka. Mr Rooble ayaa ku booriyay gudiga doorashada mamaulka Galmudug inay si isku mid ah ugu adeegaan muwaadiniinta u tartamaya kuraasta Xildhibaannimo ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo socdaal ku jooga magaalada Dhuusamareen ee xaruunta mamaulka Galmudug ayaa halkaa kulan kula qaatay Guddiga Doorashooyinka Galmudug wuxuuna kala hadlay arrimo la xiriira doorashooyinka.

Mr Rooble ayaa ku booriyay gudiga doorashada mamaulka Galmudug inay si isku mid ah ugu adeegaan muwaadiniinta u tartamaya kuraasta Xildhibaannimo ee yaalla Galmudug.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha ayaa adkeeyey ballan-qaadkii Xukuumadda ee ku aaddanaa hoggaaminta geeddi socodka doorasho daah-furan, laguna kalsoonaan karo, lana xaqiijinayo qoondada haweenka, waxaa uuna tilmaamay muhiimadda ay leedahay in loo midoobo danta guud, diiradana la saaro qabsoomidda doorashada.

Hadalka ra’iisull wasaaraha ayaa imaanaya xili la guda galayo doorashada Golaha Shacabka isla markaana dad badan ay walwal ka muujinayaan wakhtiga ay qaadan karto doorashada inkasta oo guddiga doorashada ay sheegeen inay kalsooni ku qabaan in doorashadu hal mar bilaabato kuna dhamaato wakhtiga loo qorsheeyay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts