HomeCaalamkaHay'adaha gargaarka oo ka deyrinaya duruufaha banii’aadanimo ee ka jira Itoobiya

Hay’adaha gargaarka oo ka deyrinaya duruufaha banii’aadanimo ee ka jira Itoobiya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hay’adaha gargaarka ayaa walaac ka muujiyay xaaladd banii’aadimo ee ka jirta dalka Itoobiya, waxay sheegeen in dhibaatada ay ka dhalatay dagaalka u dhaxeeya jabhadda TPLF iyo ciidamada dawladda, waxaana intaa dheer abaaraha ka jira gobollada dalkaas qaarkood. Mareykanka ayaa haatan shaaciyey lacag malaayiin doolar ah oo uu u qoondeedyey in gargaar degdeg ah oo loogu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adaha gargaarka ayaa walaac ka muujiyay xaaladd banii’aadimo ee ka jirta dalka Itoobiya, waxay sheegeen in dhibaatada ay ka dhalatay dagaalka u dhaxeeya jabhadda TPLF iyo ciidamada dawladda, waxaana intaa dheer abaaraha ka jira gobollada dalkaas qaarkood.

Mareykanka ayaa haatan shaaciyey lacag malaayiin doolar ah oo uu u qoondeedyey in gargaar degdeg ah oo loogu talo galay Itoobiya.

- Advertisement -

Dawlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ayaa ka mid ah meelaha abaarahaas ba’ani ku dhufteen.

Ismaaciil Buur gaabo ayaa warbixintan uu arimahaasi ku faahfaahinayo Jigjiga ka soo diray.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts