HomeCaalamkaDacwad oogaha militariga Libya oo ka hor yimid Musharaxnimada Wiil uu dhalay...

Dacwad oogaha militariga Libya oo ka hor yimid Musharaxnimada Wiil uu dhalay  Qadaafi

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Dacwad oogaha militariga Libya, Mohamed Gharouda, ayaa ka codsaday guddiga doorashada dalkaasi inay joojiyaan musharaxnimada madaxweyne ee Saif al-Islam Gaddafi. Waxa uu Axaddii lagu dhawaaqay in wiilka labaad ee uu dhalay hogaamiyihii hore ee dalkaasi, Mucamar Al-Qadaafi, uu gudbiyay dukumeentiyadii lagama maarmaanka u ahaa inuu u tartamo Madaxweyne. Laakin warqad uu u diray guddiga doorashada, […]

- Advertisement -

Dacwad oogaha militariga Libya, Mohamed Gharouda, ayaa ka codsaday guddiga doorashada dalkaasi inay joojiyaan musharaxnimada madaxweyne ee Saif al-Islam Gaddafi.

Waxa uu Axaddii lagu dhawaaqay in wiilka labaad ee uu dhalay hogaamiyihii hore ee dalkaasi, Mucamar Al-Qadaafi, uu gudbiyay dukumeentiyadii lagama maarmaanka u ahaa inuu u tartamo Madaxweyne.

- Advertisement -

Laakin warqad uu u diray guddiga doorashada, Mr Garouda wuxuu ku sheegay in maadaama Saif al-Qadaafi lagu eedeeyay falal dambiyeed, ay qasab tahay in dalabkiisa madaxtinimo “la joojiyo ilaa baadhitaanka laga soo gabagabeynayo.”

Qadaafi ayaa waxaa weli baadi goobaya maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada, iyadoo lagu eedeeyay dambiyo dagaal oo uu galay sanadkii 2011-kii, xilligaasi oo aabihii lagu qasbay xukunka.

Latest stories