HomeWararSaraakiisha NISA oo sheegay in ay  howgal ku qabteen xubno ka tirsan...

Saraakiisha NISA oo sheegay in ay  howgal ku qabteen xubno ka tirsan  Al-Shabaab

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciidamadda amaanka gaar ahaan Ciidanka Hubaysan ee NISA (Duufaan) ayaa howlgal balaaran xalay ka fuliyay Degmooyinka Hawlwadaag, Yaaqshid iyo Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Saraakiisha horkacaysay  Ciidanka Hawlgalka sameeyay ayaa sheegay in ay soo qabteen saddex ka mid ah dagaalamaayasha Al-shabaab oo deegaanka Ceelasha Biyaha ku dhuumaalaysanayey,waa sida ay hadalka u dhigeene. Maalmihii lasoo […]

- Advertisement -

Ciidamadda amaanka gaar ahaan Ciidanka Hubaysan ee NISA (Duufaan) ayaa howlgal balaaran xalay ka fuliyay Degmooyinka Hawlwadaag, Yaaqshid iyo Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.

Saraakiisha horkacaysay  Ciidanka Hawlgalka sameeyay ayaa sheegay in ay soo qabteen saddex ka mid ah dagaalamaayasha Al-shabaab oo deegaanka Ceelasha Biyaha ku dhuumaalaysanayey,waa sida ay hadalka u dhigeene.

- Advertisement -

Maalmihii lasoo dhaafay qaybaha kala duwan ee Ciidanka Dowladda ayaa sameeynayay Howlgallo ballaaran oo ay ka sameynayeen xaafadaha iyo degmooyinka Muqdisho,waxaana inta badan ay gacanta kusoo dhigeen burcad hubeysan iyo xubno kale oo als heegay in ay Al-Shabaab ka tirsan yihiin.

Latest stories