HomeWararHay’adda Xuquuqul Insaanka oo shaacisay in Itoobiya lagu laayay dad farabadan

Hay’adda Xuquuqul Insaanka oo shaacisay in Itoobiya lagu laayay dad farabadan

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Hey’adda Xuquuqul Insaanka ee ay dowladda Itoobiya magacawdey, ayaa sheegtay in dagaal yahanada Tigreegu ay tobannaan qof oo rayid ah ku dileen gobolka ay deriska yihiin ee Axmaarada. Waxey sheegtay in uggu yaraan boqol iyo sideetan iyo afar qof la diley, kuwaasoo qaarkood lagu eedeeyey iney xog-ogaal ahaayeen ama ay gacan siiyeen ciidamada federaalka dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hey’adda Xuquuqul Insaanka ee ay dowladda Itoobiya magacawdey, ayaa sheegtay in dagaal yahanada Tigreegu ay tobannaan qof oo rayid ah ku dileen gobolka ay deriska yihiin ee Axmaarada.

Waxey sheegtay in uggu yaraan boqol iyo sideetan iyo afar qof la diley, kuwaasoo qaarkood lagu eedeeyey iney xog-ogaal ahaayeen ama ay gacan siiyeen ciidamada federaalka dowladda Itoobiya.

- Advertisement -

Guddiga ayaa sidoo kale sheegay in dagaal yahanadu ay si aan kala sooc laheyn u duqeeyeen goobo kamid ah magaalooyinka.

Dagaal culus ayaa ismaamulka Amxaarada ka dhacey bilihii July iyo August ee ina dhaafey, markaasoo ay Tigreegu duulaan ku qaadeen.

Jabhadda Xoreynta Tigreega, ayaa beenisay eedeymo hore oo ahaa xadgudubyo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts