HomeWararGuddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Wasiirka Caafimaadka xilgaarsiinta

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Wasiirka Caafimaadka xilgaarsiinta

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo maanta booqday xarunta Wasaarada Caafimaadka ee XFS waxa uu kulan gaar ah la qaatay Wasiirka xilgaarsiinta Drs Fowsiyo Abiikar Nuur. Kulankan ayaa ujeedkiisa waxa uu ahaa xoojinta wadashaqeynta ka dhaxeysa maamulka gobolka Banaadir iyo wasaarada Caafimaadka ee dowlada Soomaaliya iyo sidii la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo maanta booqday xarunta Wasaarada Caafimaadka ee XFS waxa uu kulan gaar ah la qaatay Wasiirka xilgaarsiinta Drs Fowsiyo Abiikar Nuur.

Kulankan ayaa ujeedkiisa waxa uu ahaa xoojinta wadashaqeynta ka dhaxeysa maamulka gobolka Banaadir iyo wasaarada Caafimaadka ee dowlada Soomaaliya iyo sidii la isaga kaashan lahaa fulinta mashaariic waxtar u leh adeegyada Caafimaadka la xariira.

- Advertisement -

War kasoo baxay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa kaloo lagu sheegay in kulankan wax yaabihii looga hadlay qeyb ka ahaa dib-udhiska xarunta keydka Talaalka gobolka Banaadir oo aan muda Sanadaha helin wax dayactir ah.

Ugu danbeyn mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka iyo Wasaaradda Caafimaadka ayaa sidoo kale iska wareestay la tacaalida Xanuunka Hergabka cusub oo bulshada Caasimadda si weyn u saameeyay

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts