HomeWararDil ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo faah faahin kasoo baxeysa

Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo faah faahin kasoo baxeysa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay aheyd agagaarka Isbitaalka Keysaney ee waqooyiga Magaalada Muqdisho ku dilay Wiil dhalinyaro ah iyo Darawal la sheegay inuu wadi ka ahaan jiray gaari nuuca qashinka lagu qaado… Dad ayaa waxaa ay ku warrameen in rag hubeysan ay toogasho ku dileen Wiilka dhalinyarada ahaa iyo Darawalka, xili ay ku sugnaayeen meel […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay aheyd agagaarka Isbitaalka Keysaney ee waqooyiga Magaalada Muqdisho ku dilay Wiil dhalinyaro ah iyo Darawal la sheegay inuu wadi ka ahaan jiray gaari nuuca qashinka lagu qaado…

Dad ayaa waxaa ay ku warrameen in rag hubeysan ay toogasho ku dileen Wiilka dhalinyarada ahaa iyo Darawalka, xili ay ku sugnaayeen meel ku dhow Isbitaalka Keysaney, iyagoo u geeriyooday rasaas lagu furay.

- Advertisement -

Goobta uu falku ka dhacay ayaa waxaa daqiiqado kadib tegay xubno ka tirsan qoysaska labada ruux ee la dilay, isla markaana halkaas ka qaaday Meydadka, waxaana halkaas isaga baxsaday raggii ka dambeeyay falkaas dhacay..

Lama oga sababta keentay dilka xalay ka dhacay agagaarka Isbitaalka Keysaney ee waqooyiga Magaalada Muqdisho, hayeeshee dilkaas ayaa kamid noqonaya falal hore uga dhacay Muqdisho oo loo geystay dad shacab ahaa..

Muqdisho ayaa waxaa xiliyada qaarkood ka dhaca dilal qorsheysan oo loo geysto Mas’uuliyiin, Askar Ciidan iyo dad shacab ah, waxaana inta badan falalkaas fuliya rag dhalinyaro oo ku hubeysan Bastoolado.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts