HomeWararLafta-gareen oo Safar deg deg ah ugu amba-baxay dalka Turkiga

Lafta-gareen oo Safar deg deg ah ugu amba-baxay dalka Turkiga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed  Lafta Gareen ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Turkiga. Safarka Lafta-gareen ayaa ahaa mid aan horay loosii shaacin, waxaana uu ku baxay si deg deg ah, waxaana ilaa iyo hadda aan la shaacin u jeedka safarkiisa. Safarka Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa ku soo aaday, iyadoo hubaal la’aan ka jirto […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed  Lafta Gareen ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Turkiga.

Safarka Lafta-gareen ayaa ahaa mid aan horay loosii shaacin, waxaana uu ku baxay si deg deg ah, waxaana ilaa iyo hadda aan la shaacin u jeedka safarkiisa.

- Advertisement -

Safarka Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa ku soo aaday, iyadoo hubaal la’aan ka jirto qabashada doorashada Golaha Shacabka oo aanay weli Dowlad Goboleedyada ka bilaaban lana heyn wax jadwal rasmi ah.

Mas’uul ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegay in safarka Madaxweynaha uu qaadan doono muddo lix maalmood ah, doorashada Golaha Shacabka ay bilaaban doonto 20 illaa 25 bishan November.

Todobaadka soo aaddan ayaa la filayaa inta badan Madaxda dalka ay safaro uga baxaan dibadda iyo gudaha dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts