HomeWararGolaha Wakiillada Puntland oo warbixino ka dhageystay Guddiyo

Golaha Wakiillada Puntland oo warbixino ka dhageystay Guddiyo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland  Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka  1-aad  Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta shir Guddoomiyey fadhiga 5-aad  ee Kalfadhiga 49-aad Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland. Ajanadaha kulanka oo ahaa dhageysiga warbixinnada Guddiyada, ayaa waxaa warbixinno ka jeediyey Golaha 5 Guddi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland  Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka  1-aad  Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta shir Guddoomiyey fadhiga 5-aad  ee Kalfadhiga 49-aad Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland.

Ajanadaha kulanka oo ahaa dhageysiga warbixinnada Guddiyada, ayaa waxaa warbixinno ka jeediyey Golaha 5 Guddi oo kala ah:-

- Advertisement -

Guddiga Anshaxa iyo Arrimaha Golaha

Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka

Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka, Warfaafinta iyo

- Advertisement -

Isgaarsiinta

Guddiga Arrimaha gudaha, Federaalka & Dimuqraadiyadda

Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo

Kaabayaasha Dhaqaalaha

Warbixinnada  ayaa  ku saabsanaa kormeerro iyo xog ururin ay Guddiyadu ku soo sameeyeen hay’addaha Dawliga ah ee ay korjoogtada ku leeyihiin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts