HomeWararDhacdo Naxdin leh:- Nin Xaaskiisa oo Xamilo ah ku gowracay Shabeellada hoose

Dhacdo Naxdin leh:- Nin Xaaskiisa oo Xamilo ah ku gowracay Shabeellada hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dadka ku nool Deegaanka Buula xaashi oo u Dhow Deeganka lambar 50 ee Degmada Awdheegle ayaa saakay kusoo toosay dhacdo naxdin leh oo bulshada halkaaasi ku nool ay la arga-gaxeen, kadib markii Hawwenay Xaaamilo ah uu Seygeedu gowracay, taasi oo ilaa hadda hadal heynteeda laga dareemayo degaanka. Dad goobjoogyaal ah oo ku sugan halka dhacdadu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dadka ku nool Deegaanka Buula xaashi oo u Dhow Deeganka lambar 50 ee Degmada Awdheegle ayaa saakay kusoo toosay dhacdo naxdin leh oo bulshada halkaaasi ku nool ay la arga-gaxeen, kadib markii Hawwenay Xaaamilo ah uu Seygeedu gowracay, taasi oo ilaa hadda hadal heynteeda laga dareemayo degaanka.

Dad goobjoogyaal ah oo ku sugan halka dhacdadu ay ka dhacday ayaa inoo xaqiijiyay in Deegaanka Buula xaashi oo u Dhow Deeganka lambar 50 ee Degmada Awdheegle ay dahcdaasi xalay ka dhacday, waxaana isla goobta xalay ku geeriyooday Haweenaydii, iaydoona sababsatay gacanta Seygeeda.

- Advertisement -

Goobta uu falku ka dhacay ayaa waxaa saaka gaaray Ciidanka Dowladda, kuwaasi oo isku dayay in ay gacanta ku dhigaan Ninka falka gaystay, balse waxaa la sheegay in uu ka dhaga-adeygay amarkii Ciidanka uuna Toorreey lasoo baxay, waxaana isla meesha ku toogtay Ciidankii, iyadoo hadda labada Meyd la aasayo.

Dhacdada ayaa ilaa iyo hadda waxaa lag hadal hayaa degaanka, lama oga sababta Rasmiga ah ee Ninka ku kaliftya inuu gowraco Xaaskiisa oo markaasi Xamilo ahayd.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts