HomeWararDabley aan la aqoonsan oo Weerar gaadmo ah ku leysay Dad shacab...

Dabley aan la aqoonsan oo Weerar gaadmo ah ku leysay Dad shacab ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dabley aan la aqoonsan ayaa weerar ku qaaday dad rayid ah oo ku sii jeeday suuq ku yaal waqooyiga Burkina Faso subaxnimadii hore ee Isniintii, halkaas oo ay ku dhinteen 10 qof, afar kalena waa la la’yahay, sida ay ilo-wareedku sheegeen. Weerarkan ayaa ka dhacay deegaanka Markoye ee gobolka Saaxil, sida ay wakaaladda wararka ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dabley aan la aqoonsan ayaa weerar ku qaaday dad rayid ah oo ku sii jeeday suuq ku yaal waqooyiga Burkina Faso subaxnimadii hore ee Isniintii, halkaas oo ay ku dhinteen 10 qof, afar kalena waa la la’yahay, sida ay ilo-wareedku sheegeen.

Weerarkan ayaa ka dhacay deegaanka Markoye ee gobolka Saaxil, sida ay wakaaladda wararka ee Anadolu u sheegeen ilo ka tirsan wasaaradda amniga oo diiday in magacooda la shaaciyo.

- Advertisement -

Ugu yaraan shan sarkaal oo booliis ah ayaa Axaddii lagu dilay weerar la mid ah waqooyiga dalka waxaana sidoo kale lagu dilay 15 argagixiso, sida ay sheegtay Wasaaradda Amniga.

Weerarkii ugu dambeeyay ayaa dhacay iyadoo Burkina Faso ay u dabaal dageysay sanadguuradii 61-aad ee ka soo wareegtay aas aaska ciidamadeeda iyadoo xaflad diiradda lagu saarayay la dagaalanka argagixisada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts