HomeWararErdogan oo ka laabtay go’aan muran badan dhaliyay oo uu horay u...

Erdogan oo ka laabtay go’aan muran badan dhaliyay oo uu horay u gaaray

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ka laabtay hanjabaad uu ku sheegay inuu eryi doono toban safiir oo ka soo jeeda waddammada reer galbeedka ee ay xulafada yihiin, ka dib markii ay ballan qaadeen inaysan faragelin doonin arrimaha gudaha ee Turkiga. Madaxweyne Erdogan ayaa sheegay in danjirayaashu ay dib uga gurteen n bayaan wadajir ahaa […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ka laabtay hanjabaad uu ku sheegay inuu eryi doono toban safiir oo ka soo jeeda waddammada reer galbeedka ee ay xulafada yihiin, ka dib markii ay ballan qaadeen inaysan faragelin doonin arrimaha gudaha ee Turkiga.

Madaxweyne Erdogan ayaa sheegay in danjirayaashu ay dib uga gurteen n bayaan wadajir ahaa oo ay ku taageerayaan qof rayid ah oo xidhan.

- Advertisement -

Madaxweyne Erdogan ayaa u muuqda inuu baajiyay colaad qaawan oo uu la galay xulafada NATO oo ay ku jiraan Maraykanka iyo Jarmalka.

Sabtidii, wuxuu amar ku siiyay wasaaradda arrimaha dibadda inay ku dhawaaqdo tobanka safiir oo dalalkaa ka soo jeeda in aan dalkan laga rabin.

Taas oo badana ka dhigan in afartan siddeed saac gudahood ay dalkaa iskaga baxaan, natiijadeeduna ficil qolada kalena ay ka aarsan lahaayeen.

- Advertisement -

Waxaa se hadda ay u muqataa in xaalka la dejiyey.

 

Latest stories