HomeWararCiidanka Xoogga dalka oo la wareegay Magaalo muhiim ah oo ka tirsan...

Ciidanka Xoogga dalka oo la wareegay Magaalo muhiim ah oo ka tirsan Shabeellaha hoose

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay Magaalada Basra ee gobolka Shabeellaha Hoose, kadib howgallo maalmo qaatay oo ka socday Gobolkaasi. Wararka ayaa sheegaya in haatan ay Ciidanka huwanta ah la wareegeen Magaalada, howlgal qorsheysan ayay kula wareegen magaalada sida Saraakiisha Ciidanka hor kacaysa ay sheegeen. AMISOM dhankooda waxaa ay shaaciyeen in howlgalku […]

- Advertisement -

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay Magaalada Basra ee gobolka Shabeellaha Hoose, kadib howgallo maalmo qaatay oo ka socday Gobolkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in haatan ay Ciidanka huwanta ah la wareegeen Magaalada, howlgal qorsheysan ayay kula wareegen magaalada sida Saraakiisha Ciidanka hor kacaysa ay sheegeen.

- Advertisement -

AMISOM dhankooda waxaa ay shaaciyeen in howlgalku uu socday 16-kii illaa 22-kii October.

Saraakiisha AMISOM waxaa ay sheegeen in Magaalada ay qabsadeen ay muhiim u tahay, iyadoo ilaa iyo hadda aan la shaacin khasaaraha ak dhashay howgalka.

Magaalada Basra ayaa ahayd meel ay ku xoogganaayeen dagaalamayaasha Al-shabaab, iyagoo weeraro kasoo qaadi jiray inta badan.

Latest stories