HomeWararTirinta codadka doorashadii ka dhacday Puntland oo  bilaabatay

Tirinta codadka doorashadii ka dhacday Puntland oo  bilaabatay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Tirinta codadka doorashadii dowladaha hoose ee Maanta ka dhacday Puntland ayaa ka bilaabatay qaar ka mid ah goobihii codadka laga dhiibtay. Goor dhow ayaa lagu wadaa in goobaha harsan ee ka kala tirsan degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn iyagana laga bilaabo tirinta codadka. Doorashooyinkaan maanta ka dhacay saddexdaas degmo ee Puntland ka tirsan ayaa ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Tirinta codadka doorashadii dowladaha hoose ee Maanta ka dhacday Puntland ayaa ka bilaabatay qaar ka mid ah goobihii codadka laga dhiibtay.

Goor dhow ayaa lagu wadaa in goobaha harsan ee ka kala tirsan degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn iyagana laga bilaabo tirinta codadka.

- Advertisement -

Doorashooyinkaan maanta ka dhacay saddexdaas degmo ee Puntland ka tirsan ayaa ah doorashadii ugu horraysay ee qof iyo cod ah ee deegaanadaas ka dhacda tan iyo intii la aas aasay dowlad goboleed Puntland.

Doorashadan goleyaasha deegaanka ayaana ah mid si weyn indhaha loogu hayo

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts