HomeCaalamkaWasiir lagu Eedeeyay inuu Muhaajiriin u diiday dalkiisa oo lasoo taagay Maxkamad

Wasiir lagu Eedeeyay inuu Muhaajiriin u diiday dalkiisa oo lasoo taagay Maxkamad

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha ee Talyaaniga, Matteo Salvini, ayaa la soo taagay maxkamad ku taalla Sicily, isaga oo lagu eedeeyay inuu ka hor istaagay dooni muhaajiriin sidday in ay soo xirto bishii August 2019.

Mr Salvini, oo ah hoggaamiyaha xisbiga garabka midig ayaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta afduub iyo in uu ka gaabiyay waajibaadkiisa.

- Advertisement -

Tiro kale o hore wasiir uga ahaa Taliyaaniga ayaa loo yeeray si ay ugu marqaati furaan.

Haddii Mr Matteo Salvini lagu helo dacwadaha lagu so oogay waxaa uu wajahi karaa 15 sano oo xabsi ah.

Latest stories