HomeWararRa’iisul Wasaare Rooble oo Guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimo dhowr ah. Shirka ayaa diiradda si gaar ah loogu saaray arrimaha ay ka mid yihiin ay ka mid yihiin dib u howlgelinta Guddiga Gurmadka abaaraha, Amniga guud ee dalka iyo Caabuqa COVID-19. Ra’iisul Wasaaraha ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimo dhowr ah.

Shirka ayaa diiradda si gaar ah loogu saaray arrimaha ay ka mid yihiin ay ka mid yihiin dib u howlgelinta Guddiga Gurmadka abaaraha, Amniga guud ee dalka iyo Caabuqa COVID-19.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay Wasiirada inay sida ugu haboon ay gurmad deg deg ah gaarsiiyaan goobaha laga soo sheegayo abaaraha, si loo caawiyo bulshada Soomaaliyeed ee ay abaartu ku dhufatay.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts