HomeCaalamkaTababarihii Xulka kubadda cagta Jabuuti oo sabab la yaab leh  Xilkii ku...

Tababarihii Xulka kubadda cagta Jabuuti oo sabab la yaab leh  Xilkii ku waayay

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Xiriirka Kubadda Cagta ee dalka Jabuuti, ayaa shaqadii tababaranimo ka eryey, Julien Mathieu, oo u dhashay dalka Faransiiska, kaasoo xulka dalkani laylinayey saddexdii sano ee uggu danbeysay.

Tababarahan ayaa xulka kubadda Cagta Jabuuti, usoo saarey markii uggu horeysay tartanka is reeb-reebka ee Koobka Addunuka loogu soo baxayo, kaasoo ka dhici doonna dalka Qatar sanadka danbe ee 2022-ka.

- Advertisement -

Xiriirka ayaa soo saarey bayaan ay shaqada ugga eryeen tababaraha, iyadoo BBC-duna ay heshay nuqul kamid ah, wuxuuna u qornaa sidan:

Kadib natiijooyinkii filan waaga ahaa ee lasoo darsay kooxda qaranka Jabuuti, ee isreeb-reebka Koobka Adduunka ee Qatar 2022-ka, iyo falalka guracan ee dabeecadaha aan ku habboonayn xirfadda tababare heer sare ah.

Xiriirka kubadda cagta ee Jabuuti, ayaa go’aan sadey iney shaqada ka ceyriyaan tababarihii xulka qaranka ee Mudane. Julien Mette.

- Advertisement -

Madaxa Xiriirka Kubadda Cagta dalka Jabuuti, Suleymaan Xasan Waaberi, ayaa sheegay in shaqo ka ceyrinta tababaraha ay timid, kadib markii guul darooyin is daba joogga ay xulka qarankani soo wajaheen, taasoo uu ku eedeeyey inuu mas’uul ka ahaa tababaraha.

Xulka qaranka Djibouti, ayaa laga mamnuucey iney dalkooda kula ciyaaran kooxaha kale, iyagoo hoy ay u tahay dalka Morocco.

Latest stories