HomeCaalamkaKuuriyada Waqooyi oo Maanta Tijaabisay Gantaal laga tuuray Gujis

Kuuriyada Waqooyi oo Maanta Tijaabisay Gantaal laga tuuray Gujis

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Warbaahinta Kuuriyada Waqooyi ayaa Arbacada maanta ah xaqiijisay, in taliska Pyongyang uu tijaabisay gantaal baalistik ah oo laga tuuray gujis, tallaabadaas oo ay khubarradu ku tilmaameen in Kuuriyada Waqooyi ay ka damacsantahay in ay si dag dag ah u howlgeliso gujisyada xambaaro gantaallada. Warka kasoo baxay Warbaahinta Xukuumadda Pyongyan ayaa yimid, maalin kaddib marki ay […]

- Advertisement -

Warbaahinta Kuuriyada Waqooyi ayaa Arbacada maanta ah xaqiijisay, in taliska Pyongyang uu tijaabisay gantaal baalistik ah oo laga tuuray gujis, tallaabadaas oo ay khubarradu ku tilmaameen in Kuuriyada Waqooyi ay ka damacsantahay in ay si dag dag ah u howlgeliso gujisyada xambaaro gantaallada.

Warka kasoo baxay Warbaahinta Xukuumadda Pyongyan ayaa yimid, maalin kaddib marki ay Kuuriyada Koofureed sheegtay,in ay rumeysantahay in Kuuriyada Waqooyi ay tijaabisay gantaal laga tuuray gujis yaalla xeebaha bari ee Kuuriyada Waqooyi.

- Advertisement -

Dowladda Mareykanka ayaa ku boorrisay Kuuriyada Waqooyi in ay joojiso daan-daansiga.

Afhayeenka Aqalka Cad, Jen Psaki ayaa Talaadadi shalay sheegtay, in Dowladda Mareykanka ay u furantahay in ay wadahadallo diblamaasiyadeed kala gasho Kuuriyada Waqooyi, barnaamijkeeda Niyukleerka.

Pyongyang ayaa arrintaasi horay ugu gacanseystay.

Latest stories