HomeWararMaxay ka wada hadleen Shariif Sheikh Axmed iyo Cali Guudlaawe?

Maxay ka wada hadleen Shariif Sheikh Axmed iyo Cali Guudlaawe?

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay madaxweynihii hore ee Sommaaliya ahna Musharrax u taaagabn qabashada xilka madaxweynaha Shariif Sheikh Axmed. Kulanka labada mas’uul oo ka dhacay hoyga Musharax Shariif Sheikh Axmed ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimo ku aaddan marxaladda siyaasadeed ee dalka uu marayo. Si gaar ah waxaa kulanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay madaxweynihii hore ee Sommaaliya ahna Musharrax u taaagabn qabashada xilka madaxweynaha Shariif Sheikh Axmed.

Kulanka labada mas’uul oo ka dhacay hoyga Musharax Shariif Sheikh Axmed ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimo ku aaddan marxaladda siyaasadeed ee dalka uu marayo.

- Advertisement -

Si gaar ah waxaa kulanka diiradda loogu saaray arrimaha doorahooyinka, gaar ahaan kaalinta Xildhibaanada ee maamulka uu hoggaamiyo Cali Guudlaawe Xuseen, iyadoo Sharoof heikh Axmed uu bogaadiyay hannaankii ay u dhacday doorashadii Xildhibaanada Aqalka sare ee dhawaan lagu doortay Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Maamulka Hirshabeelle ayaa haatan u diyaargaroobaya doorashada Baarlamaanka aqalka hoose, iyadoo dhawaan lagu soo gaba-gabeeyay doorashada Aqalka sare.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts