HomeCaalamkaDibadbaxayaal ku booriyey Ciidamo Milateri ah inay sameeyaan Afgambi

Dibadbaxayaal ku booriyey Ciidamo Milateri ah inay sameeyaan Afgambi

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu si qarsoodi ah uga baxay Turkiga isagoo raacay diyaarad militari oo kale,

Dhul-gariir 7.4 Ah Oo Burburiyay Cathedral-ka Manizales

Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.4 ayaa ku dhuftay Colombia, iyadoo magaalada Manizales laga soo sheegay burbur iyo waxyeello soo gaartay Cathedral taariikhi ah.

Kumanaan dad ah ayaa isugu soo baxey waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Khartoum. Dibad baxayaasha ayaa doonaya in xukunka dalkaasi ay kula wareegaan ciidanka military-ga afgambi. Ciidanka iyo xubno rayid ah, ayaa wadaagayey awoodda dalkaasi iyomaamulkiisaba illaa iyo 2019-kii, markii xukunka laga tuurey Madaxweynihii hore Omar al-Bashir. Dareenka dadka Sudan ayaa haatan kacsan, illaa iyo […]

- Advertisement -

Kumanaan dad ah ayaa isugu soo baxey waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Khartoum.

Dibad baxayaasha ayaa doonaya in xukunka dalkaasi ay kula wareegaan ciidanka military-ga afgambi. Ciidanka iyo xubno rayid ah, ayaa wadaagayey awoodda dalkaasi iyomaamulkiisaba illaa iyo 2019-kii, markii xukunka laga tuurey Madaxweynihii hore Omar al-Bashir.

- Advertisement -

Dareenka dadka Sudan ayaa haatan kacsan, illaa iyo markii uu dhicisoobay afgambigii ay ku dhaqaaqeen qeyb kamid ah ciidanka bishii hore.

Dibad baxayaasha ayaa sheegaya in dowladda haatan ay ku guul dareysatey wax u qabashada dadkeeda, halka sicirka shidaalka uu cirka isku shareerey, kabistiina la jarey.

Dibadbax kan hore lid ku ah, ayaa waxaa lagu wadaa inuu dhaco maalinta Khamiista ah, ee inagu soo fool leh.

Latest stories