HomeCaalamkaMadaxweyne Macron oo Cambaareeyay fal lagu laayay Dad dhigaayay Banaanbax

Madaxweyne Macron oo Cambaareeyay fal lagu laayay Dad dhigaayay Banaanbax

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa dambi aan la cafin karin ku tilmaamay hawlgal 60 sanadood ka hor ciidamada Faransiiska ay ku laayeen dad reer Aljeeriya ah oo ku muddaharaadayay magaalada Paris. Maadxweyne Macron ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horreeyay ee dalkaasi oo ka qeyb galo munaasaabd loogu murugoonayo dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay hawlgalkaasi booliska […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa dambi aan la cafin karin ku tilmaamay hawlgal 60 sanadood ka hor ciidamada Faransiiska ay ku laayeen dad reer Aljeeriya ah oo ku muddaharaadayay magaalada Paris.

Maadxweyne Macron ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horreeyay ee dalkaasi oo ka qeyb galo munaasaabd loogu murugoonayo dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay hawlgalkaasi booliska dalkaasi ee 17-kii Oktoobar sanadkii 1961-dii.

- Advertisement -

Booliska ayaa xilligaasi waxa uu gacanya ula tagay dad reer Aljeeriya ah oo muddaharaadayay.

Mr Macron ayaa u sheegay ehellada dhibanayaasha sannad -guurada 60 -aad ee ka soo wareegtay markii dhiiggu daatay in “dembiyo” ay galeen taliska booliska Paris Maurice Papon.

Macron ayaa cambaareeyay falka boliiska isagoo ku ku tilmaamay mid aan marmarsiinyo lahayn, hase yeeshee wuxuu ka gaabsaday inuu raaligelin bixiyo oo keliya.

Latest stories