HomeWararMid ka mid ah Dowladaha horumaray oo balaayiin doollar ku maalgashanaysa Dekadda...

Mid ka mid ah Dowladaha horumaray oo balaayiin doollar ku maalgashanaysa Dekadda Berbera

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dowladda Ingiriiska ayaa Maalgashi ku sameyn doonta Dekadda Berbera ee Somaliland, waxaana sida xogo hoose ay sheegayaan  Boqortooyada UK ay maaligalinta la kaashan doontaa shirkado kale oo Caalami ah. Sida xogtu ay tilmaamayso Dowladda UK ayaa  in ka badan 1.7bilyan oo dollar waxaa ay ku maalgalin doontaa Dekadda weyn ee Magaalada Berbera, iyadoo haatan ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Ingiriiska ayaa Maalgashi ku sameyn doonta Dekadda Berbera ee Somaliland, waxaana sida xogo hoose ay sheegayaan  Boqortooyada UK ay maaligalinta la kaashan doontaa shirkado kale oo Caalami ah.

Sida xogtu ay tilmaamayso Dowladda UK ayaa  in ka badan 1.7bilyan oo dollar waxaa ay ku maalgalin doontaa Dekadda weyn ee Magaalada Berbera, iyadoo haatan ay Dekadaaadi ay gacanta ku hayso Shirkad laga leeyahay Imaaraadka carabta.

- Advertisement -

UK ayaa sidoo kale waxaa ay Maalgalin ay ku baxayso cadad tiro badan oo lacag ah waxaa ay ka sameyn doonta ku dhawaad Seddex Dekadood oo dhaca Qaaraddan Afrika, waxaana sida qorshuhu yahay ay ku sameyn doontaa horumarin dhinacyo kaladuwan ah.

Dekadaha dhaca Afrika ee ay doonayso Dowladda UK in ay maalgashato waxaa ka mid ah: Dekadda Mahaalada Dakar dalka Senegal, Sokhna oo ku taal xeebta Badda Cas ee Masar iyo Dekeda Berbera  ee Somaliland.

Mashruuca Maalgalinta ah ee UK ay ku sameynayso Dekadahaasi ayaa waxaa ay la kaashan doontaa sida xogtu sheegayso, DP World oo ah maamulaha dekedahan, taasi oo  fadhigeedu yahay Dubai Imaaraadka Carabta.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts