HomeWararSoomaaliya oo ku guuleysatay Dacwaddii badda ee Kenya ay muranka galisay

Soomaaliya oo ku guuleysatay Dacwaddii badda ee Kenya ay muranka galisay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Maxkamadda Caalmiga ah ee ICJ ayaa go’aan ka gaartay Dacwaddii badda ee ay isku Kenya ay ku haysatay Soomaaliya, waxaana Maxkamaddu ay goor dhaweyd ku dhawaaqday go’aanka kama dambeyta ah. Maxkamadda ayaa Soomaaliya u xukmisay Soomaaliya, waxaana aaggii la isku haystay ku guuleysatay Soomaaliya. Sidoo kale Maxkamaddu waxaa ay  diiday doodda ugu weyn ee Kenya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Caalmiga ah ee ICJ ayaa go’aan ka gaartay Dacwaddii badda ee ay isku Kenya ay ku haysatay Soomaaliya, waxaana Maxkamaddu ay goor dhaweyd ku dhawaaqday go’aanka kama dambeyta ah.

Maxkamadda ayaa Soomaaliya u xukmisay Soomaaliya, waxaana aaggii la isku haystay ku guuleysatay Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale Maxkamaddu waxaa ay  diiday doodda ugu weyn ee Kenya ee ku doodaysay inuu jiro xad u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo la barbar ah xariiqa loolka.

Maxkamadda ICJ sida ay u calaameysay xuduud badeedka Soomaaliya iyo Kenya. Sida ka muuqata sawirka hoose, inta badan dhul-badeedkii ay sheegatay Kenya waa la diiday, hase yeeshee inyar ayaa sidoo kale laga reebay dhul-badeedkii ay sheegatay Soomaaliya, oo ka billaabata kadib 12 mile xariiqda tooska ah ee ku aadan xuduuddda dhulka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts