HomeWararSaan-saan dagaal oo laga dareemayo Gobolka Galgaduud iyo cabsi soo foodsaartay dadka...

Saan-saan dagaal oo laga dareemayo Gobolka Galgaduud iyo cabsi soo foodsaartay dadka degaanka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in Saaka halkaasi ay ka taagan tahay xaalad kacsanaaan ah, iyadoo dadka degaanku ay soo sheegayaan saan-saan colaadeed. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in degaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobolkaasi Galgaduud ay xalay saqdhexe gaareen Ciidamo farabadan oo ka socda dhanka Dowladda Federaalka, kuwaasi oo dadka degaanku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in Saaka halkaasi ay ka taagan tahay xaalad kacsanaaan ah, iyadoo dadka degaanku ay soo sheegayaan saan-saan colaadeed.

Wararka aan helnay ayaa sheegaya in degaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobolkaasi Galgaduud ay xalay saqdhexe gaareen Ciidamo farabadan oo ka socda dhanka Dowladda Federaalka, kuwaasi oo dadka degaanku ay sheegeen in ay cabsi soo food-saartay.

- Advertisement -

Ciidamada ayaa si gaar ah looga dejiyay Deegaanka Ceel-dheere oo Magaalada Dhusamareeb 28km Koofur ka xiga una dhexeeya Dhusamareb iyo Guri-ceel, waxaana wararku intaas ku darayaan in xaalad kacanaan ah laga dareemayo gobolka.

Sidoo kale warar aan helnay ayaa sheegeya in dadka degaanku ay ka baxeen Magaalooyinka qaar, waxaana lasoo sheegayaa in degmada Guri-ceel ee Gobolkaasi Galgaduud ay dadka degaanka qaarkood ay ka baxeen, kadib cabsi ay ka qabaan, Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Ahlusunna ay ku dagaalamaan.

Gobolka Galgaduud ayaa waxaa qaybo badan oo ka mid ah gacanta ku dhigay Xoogagga Ahlu-sunna, kuwaasi oo laga cabsi qabo in ay ku dagaalamaan Gobolkaasi galgaduud, waxaana cabsida laga qabo dagaaladaasi ay keentay in uu xilka ka dego wasiirki amniga maamulkaasi Galmudug.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts