HomeWararMaxkamadda Caddaaladda Adduunka oo ku dhawaaqaysa  Natiijada Dacwadda badda

Maxkamadda Caddaaladda Adduunka oo ku dhawaaqaysa  Natiijada Dacwadda badda

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Waxaa maanta galinka dambe la filayaa in Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ay ku dhawaaqdo go’aanka rasmiga ah e Dacwaddda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Maxkamadda ayaa horay u shaacisay in maanta oo Taariikhdu ay ku beegan tahay 12 October ay ku dhawaaqi doonto Natiijada Dacwaddii ay horay u qaadday, taasi oo umadda Soomaaliyeed ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maanta galinka dambe la filayaa in Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ay ku dhawaaqdo go’aanka rasmiga ah e Dacwaddda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Maxkamadda ayaa horay u shaacisay in maanta oo Taariikhdu ay ku beegan tahay 12 October ay ku dhawaaqi doonto Natiijada Dacwaddii ay horay u qaadday, taasi oo umadda Soomaaliyeed ay rajo weyn ka qabaan in loo xukmiyo badda Soomaaliya ee Kenya ay Muranka galisay.

- Advertisement -

Ma’uuliyiin ka socda Dowaldda Federaalka ah ee Soomaaliya horay ayaa gaaray Magaalada Hague,halkaasi oo ay doonayaan in ay goob joog ka ahaadaan Natiijada kasoo bixi doonta Maxkamadda Caddaaladda Adduunka.

Waxaana mas’uuliyiintaasi hoggaaminaya Ra’iisul Wasaare ku xigeen dalka, Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, waxaana qayb ka aha mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda federaalka Soomaaliya, iyadoo ay dhammaantood rajo wanaagsan ka muujinayaan Natiijada la filayo in ay soo baxdo.

Dowladda Kenya ee Muranka galisay badda Soomaaliya ayaa horay u shaacisay in aysan quseyn go’aanka Maxkamadda kasoo baxaya, iyadoo tan iyo markii uu soo ifbaxay Muranka baddu ay Kenya doonaysay in kiiska lagu xaliyo si hoose oo is fahan ah, balse mas’uuliyiinta Soomaalida ayaa ku adkeystay in baddooda aysan gor-gortan ka gali doonin, oo ay ku qancaan go’aanka Maxkamadda, taasina waxaa ay keentay in Xiriirka Kenya iyo Soomaaliya uu xumaaday.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts